Q O R A A L

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Bile Uur-Lacag

   

Somali Poetry


Abwaan Bile Uurlacag mar ay ubadkiisii wada dhinteen ayuu is waydiiyey "armaad danbi wayn gashay oo Ilaahay kaa gudayaa" markaasuu ku calaacalay gabay aannu intan ka hayno;

Marba rarada meeshaan dhigaa, layga rarayaaye
Ma walalahaybaan rakiyey, rugo la ii diidye
Mise tuugo waa raran-jinniye, ramad-dhalaan laayay
Mise culimo iga raalliyaan, waranka raacsiiyey
Mise reer agoon laga dhaxlaan nabar ku raaxaystay.


 

 

 

 

 

 

 

 

 

M A Q A L

  More

  More

  More

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Copyright ©2008, Hoygasuugaanta.com