Q  O  R  A  A  L

  Kala-gooye

  & Qawdhan 1

  & Qawdhan2

  G u h a a n

  Dabkaan Shidi

  Saakimi waayo

  Waa Duni

  Gabayo googoos

  Ha la ba'o

  Afar Nin

  More

Ha la ba'o
Faarax Nuur (1855 - 1930 ) Arab


Tixdan kooban ee dhammaystirka kaaga baahan ma hubno madashuu ka tirshey abwaanku balse waxay u egtahay gabay la tirshey colaaddii riiq dheeraatay ee Ciidagale iyo Arab dhex martay waqti haatan 150 sano ku dhawaad laga joogo.

Banka labada dhinac maalintii, laysu bixi waayey
Neefkii balaadhnaa maalintaan, baydalka u jiiday
Booddiyo Abraaraba maalintaan, badar cilaynaayey
Mar hadii nin ii soo baxoo, ba'an la ii waayay
Haddaan wiilka bawdada ku jira, la igu bixinaynin
Ha la ba'o, balaayana ha dhacdoo, Biidna yuu hadhine.



 

M  A  Q  A  L

  Kala-gooye

  & Qawdhan 1

  & Qawdhan2

  G u h a a n

  Dabkaan Shidi

  Saakimi waayo

  Waa Duni

  Gabayo googoos

  More

 

Copyright ©2008, Hoygasuugaanta.com