Idaajaa oo Idaacaddda VOA-da u beddelay Radio "Daarood"
 
Stop Idaajaa's liesBeeney waa runCiilkama-kore A. Faarax Idaajaa wuxuu, sidii caadada u ahaan jirtey, idaacaddii caalamiga ahayd ee VOA-da u rogey hoy qabiil. Barnaamijka idaacaddaasi ugu talo gashay Suugaanta Soomaalida ayuu shakhsigani u beddelay barnaamijka "Dhaqanka & Suugaanta Daarood".

Idaajaa oo muddo 40 sano ku siman dameer ruqa ah oo aan meel gaadhayn dusha ka rarayey innaba ummadda Soomaaliyeed kama aanay gadmin (iibsamin) afarta oday ee la reerka ah ee uu sidii dammiin laba xaraf bartay uu muddada intaas le'eg ku celcelintooda dadka ku jaahwareershey. Idaajaa wuxuu suugaanta ku bilaabay ka beensheeg uu u badheedhay bilawgii si uu tolkiis taariikh dhalanteed ah oo aan jirin ugu sameeyo maantase waxay la maraysaa asagoo aamminay beentiisii & propagandihiisii oo barnaamijkaas Voa-da sheege & dhegeystaba ka ah marka laga reebo koox ka mid ah qolyihii hadba ruuxa waasha iska daba geli jirey ee reer Sool. Waa nin baaquli daloola doonaya inuu bad ku dhuro'e toloow miyaanu Axmed F. Cali "Idaajaa" is weydiin in suugaantu tahay hanti taariikheed ninkii lihi ilaashanayo.

Fadlan sawirka kore (midig) riix si codkaaga diidmada ah aad ugu dawiso idaacadda VOA-da.
 
 
 
Waxan hoos ku soo gudbinnay jaantuus muujinaya caddaynta qabyaaladda aan kor ku xusnay oo aan ka soo dheegannay maqaal uu akhristayaasha boggan ku xidhani midkood noo soo gudbiyey.
 
VOA - SOMALI    
Barnaamij (VOA)  Gabyaa Daarood Soomaali
1 Saahid Qamaan Daarood  
2 M.C. Xasan Daarood  
  Faarax Nuur   Isaaq
3 Xaaji Cali Majeerteen Daarood  
4 Cabdi Gahayr   Isaaq
6 Yamyam Daarood  
7 Timacadde   Isaaq
8 Aadan Carab Daarood  
  Dhoodaan Daarood  
  Saahid Qamaan Daarood  
  Faarax Nuur   Isaaq
9 M. C. Xasan Daarood  
10 M. C. Xasan & daraawiish Daarood  
  Faarax Nuur   Isaaq
11 Ismaaciil Mire Daarood  
12 Cali Mire Daarood  
  Xaaji A. Afqalooc   Isaaq
13 Xirsi-baar C. Sibiq Ma sugna  
  Cumar Australie   Isaaq
14 Cismaan Keenadiid Daarood  
15 Xaawo Daarood  
  Cismaan Keenadiid Daarood  
16 Timacadde   Isaaq
  Cadhays Ciise Daarood  
  Qaasim   Isaaq
17 Weerar Bulxan Daarood  
18 Weerar Bulxan Daarood  
19 Guuleed Jucfe Daarood  
  M. Cali Beenaley Daarood  
20 Guuleed Jucfo Daarood  
  Ismaaciil Mire Daarood  
  Cismaan Keenadiid Daarood  
21 Xuseen dhiqle Daarood  
22 Faarax X. Sharmaarke Daarood  
23 Faarax X. Sharmaarke Daarood  
24 Samatar Baxnaan Daarood  
  Aadan Carab Daarood  
25 Faarax  Kowte Daarood  
  Dhoodaan Daarood  
  Samatar Baxnaan Daarood  
  Raage Ugaas Daarood  
26 Dhoodaan Daarood  
27 Cadhays Ciise Daarood  
  Xaashi C. Orrax   Ciise
28 Samatar Baxnaan Daarood  
  M. C. Xasan Daarood  
  Qamaan Bulxan Daarood  
29 C. Yamyam Daarood  
  Axmed Max'ed Shirwac Daarood  
30 Cabdi Iidan   Isaaq
  Khaliif Ashkir Daarood  
33 Cadhays Ciise Daarood  
34 M. C. Xasan Daarood  
35 Ayax Dhawre   Gabooye
36 Guunne B. Garyaryare    
37 Qamaan Bulxan Daarood  
38 Cismaan Keenadiid Daarood  
42 Cali Xuseen   Gabooye
43 Cadhays Ciise Daarood  
44 Nin Darod ammaanaya   Isaaq
45 Cali Dhuux Daarood  
  Ismaaciil Mire Daarood  
47 Jaamac Dayuurad Daarood  
50 weerar Bulxan Daarood  
52 Raage Ugaas Daarood  
54 Aadan Carab Daarood  
55 Aadan Xasan Kooshin Daarood  
56 Xuseen Xasan   Isaaq
57 M.C. Xasan Daarood  
58 M.C. Xasan Daarood  
59 Cali Dhuux Daarood  
60 Cali Dhuux Daarood  
61 Ismaaciil Mire Daarood  
  M.C. Xasan Daarood  
62 Xasan Shiil Daarood  
63 Macallin Axmed Daarood  
65 Guleed Jucufo Daarood  
66 Axmed Max'd   Isaaq
67 Max'd Guuled Farah Daarood  
68 Sheekadii Matan Ciideed Daarood  
69 Sheekadii Matan Ciideed Daarood  
70 Sheekadii Matan Ciideed Daarood  
71 Sheekadii Matan Ciideed Daarood  
72 Sheekadii Matan Ciideed Daarood  
73 Sheekadii Matan Ciideed Daarood  
74 Sheekadii Matan Ciideed Daarood  
75 Sheekadii Matan Ciideed Daarood  
76 Sheekadii Matan Ciideed Daarood  
77 Sheekadii Matan Ciideed Daarood  
78 Qamaan Bulxan Daarood  
79 Xasan Bidde Daarood  
 

Copyright ©2011, Hoygasuugaanta.com